Caasimada Somaliya ee muqdisho Ayaa Gabi ahaan Inta Badan Xeran Marka ay soo dagayaan Masuuliyiin sarsare ee kasocota Besha calamka Isku socodka Gaadiidka Oo marqura Laxeray & gobihii Ganacsiga oo Albaabaha Loolabay
Caasimada Somaliaya Ayaa Inata badan looga bartay marka ay dowlada shirqabaneyso ama ay soo dagayaan masulyhn sarsare ayaa gabi ahaan hakad lagaliyaan, isku socodka gaadiidka iyo goobaha ganacsiga’
cabaas yare oo ka mid ah wadayaasha gaadiidleyda ayaa waxaa uu warsom.com u sheegay in ay ku dhib qabaan dowlada hada wadanka ka jirta taasi oo uu ku sheegay in ay waayeen biilka guriga wuxuuna dowlada ugu qaabay in ay xerin wadoyinka ay ka qaraabtaan gaadiidka bii’elka ee ka hoolga gudaha wadanka.
Naasir oo asna ka mid ah ganacsatada ayaa sheegaya in ay aad ugu dhib qabaan Wadooyinka Laxero Xiliyada ey Airbotka Muqdisho Ey kasow dagayaan madaxsarsare woodoyinka oo xirma ama laga celsho shacabka soomaaliyeed iyagoo inta badan askarta dowlada ay dadka ku qasbaan in aysan marin wadada ay u xeran tahay ciidanka dowlada somaalia





