Markab ayaa waxa uu ku soo caariyay Biyaha u dhexeeya Degmada Warsheekh iyo Raaga Ceelle ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.
Kalluumeysato ayaa Shabelle u xaqiijiyay markabkaasi soo caariyay , mana jirto wax Maamul ah oo uu leeyahay deegaanka uu Markabku ku caariyay.
Sidoo kale lama soo warin wax khasaaro ah ee ka dhashay Markabkaasi ku soo caariyay Gobolka Shabeelaha dhexe deegaanno hoosyimaada.




