NAXDIN: Haweeney lagu Dilay Muqdisho

0
361

Wararka laga helayo xaafada Waxar Cadde ee dagmada hiliwaa ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay maanta xaafadaasi ku qaarajiyeen haweeneey.

Falkan dilka ah ayaa ka dhacay nawaaxiga Shaleemo Cabdi Waayeel oo ku taala xaafada waxar cadde,waxana ilaa iminka aan si dhab ah loo ogayn cida ka danbeysa falkan argagaxa leh.

Maamulka dagmaada Hiliwaa ayaanan wax faah faahina ka bixin dilkaasi loo gaystay ruuxa haweenka ah.index