Dhaawacyada Qaraxii Baydhabo oo Muqdisho la keenay+SAWIRO

0
299

Kadib markii Shalay Qarax Ismiidaamin ahaa uu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa maanta waxaa Muqdisho la keenay Dadkii ku soo dhaawacmay Qaraxaasi.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane C.wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa Diyaarad u diray Baydhabo si ay u soo daabusho Dadka halkaasi ku dhaawacmay si Xaaladooda Caafimaad loogu dabiibo Magaalada Muqdisho.

DSC07364 DSC07390 DSC07391 DSC07392 DSC07393 DSC07394 DSC07395 DSC07396 DSC07402 DSC07405 DSC07406 DSC07407 DSC07412 DSC07414 DSC07415 DSC07419 DSC073971DSC07405