xisbiga midnimada jamjuriga somaliya oo cambareyey kenya

0
522

xisbiga midnimada jamjuriga somaliya oo manta sikululxarig Maalmihii dambe Ciidamada Kenya u geysanayeen dadka Soomaaliyeed ee ku nool waddankaasi

ayaa sheegtay in dadka la xir xiray qaarkood loola dhaqmay si aan wanaagsaneen oo ka baxsan Beni’aadanimada sidoo kale xisbiga ay ku baaqday in dadkaasi loo tix geliyo Xuquuqdooda.

Ciidamada Kenya ee Howl gallada ka waday Maalmihii dambe dalka Kenya ay xadgudubyo ku sameynayeen Soomaalida waddankaasi” sidaasi waxaa lagu yiri war saxafadeedka xisbiaga ka soo baxay

Si kastaba dhawaanahaan ayaa waxaa Howl gallo saameyn xoog leh ku yeeshay Soomaalida Kenya ay ka dhacayeen Magaalooyin ka tirsan dalkaasi Kenya.