Ra’iisul Wasaare C/weli oo cambaareeyay weerarkii shalay ka dhacay Gaalkacyo

0
183

a’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr C/weli Sheekh Axmed Max’ed oo ka hadlay weerar shalay lagu qaarijiyay shaqaalo ajnabi ah ayaa sheegay in Al Shabaab meelkasta oo ay joogaan dowladda Soomaaliyeed ay ka hortagi doonto.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa tilmaamay in falkii shalay ka dhacay Magaalada Gaalkacyo uu ahaa mid Wuxuushnimo ah sida uu hadalka u dhigay, islamarkaana cunaha lagu qabanayo shacabka tabaaleysan ee Soomaaliyeed.

“ waxaa looga golleeyahay weerarada nuucaasi ah in dadka laga hor istaago gar gaarka samafal” ayuu Yiri Ra’iisul Wasaare C/weli Sheekh Axmed Max’edra-iisul-wasaare-150x150