
Ra’iisul Wazaare Cabdi Wali Sheekh Axmed Max’ed Ayaa Maanta Markii Ugu Hreesay Cambaareen Dusha Kaga Tuuray Dagaalyahanada Al-Shabaab Oo KanDambeeyey Qaraxyo Xalay Ka Dhacay Meelo Ka Mid Ah Muqdisho Sda Uu Sheegtay Afahayeenkooda Sheekh Cali Max’uud Raage Sh.Cali Dheere
Ra’iisul Wazaaraha Ayaa Wacad Ku MAray In Uu Cagta Marindoono Gabi Ahaanba Meelaha Ay Ku SuganyihiinAl-shabaab In Ay Ka Wareegi Doonaa Isagoona Ugu Baaqay Beesha Caalamka Iyo Cidanada AMISOM In Ay Gacan Ku Siyaan Sidii Loola Diriri LAhaa Dagaalyahanada Al-shabaab
Cabdi Wali Sheekh Ra;iisul Wazaaraha Soomaaliya Ayaa La Filayoaaan Ku Dhawaaqo Xukuumadiisa iyadoo Ay Isku Mari La’yihiin Beesha Direed In Xukuumada Loo Sameeyo Saddex Ra’iisul Wazaare Ku Xgeen Ayna Ku Doodayaan In Dastuurka Uusan Ogoleen Sidan Balse uu Ogolyahay Hal Ra\iisul Wazaare Ku Xigeen
Hanjabaada Ra\iisulwazaaraha Cusub Ayaa ku SOo Beegmeysa Xilli Ciidamada Ithopia Ay Sheegeen In Ay Ka Midyihin AMISOM Soona Galeen Gudaha Dalka Soomaaliya




