0
499

Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa meelo kala duwan oo dalka soomaaliya ah weerar kusoo qaadey kuwaas oo kala ah puntland’lafoole iyagoo la kulmey iska caabin dhanka ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom.

Xarakada dagaalyahanada Alshabaab ayaa waxey beryahan wadey weeraro ku dhufo oo ka dhaqaaq ah taas oo niyad jab ku ridey ciidamada Amisom iyo kuwa dawlada soomaaliya.

Maahan markii ugu horeysey ee xarakada dagaalyahanada Alshabaab ay weeraraan meelo dalka gudihiisa ah,waxeyna ku soo beegmayaan weeraradani xili ay alshabaab wacad ku mareen in ay dib usoo celiyaan dhul hore looga qabsadey.