Madaxweyne uhuro kenyanta oo ka codsadey dawladaha afrika iyo carabta in lagu taageero shidaal ay la soo baxaan kenya iyo soomaaliya.

0
481

Madaxweynaha dalka kenya Uhuro kenyata ayaa dafirey in uu shidaal ka baarayo dhul ay soomaaliya leedahey isagoo ka codsadey carabta iyo afrika in lagu taageero shidaal ay la soo baxaan dawladaha kenya iyo soomaaliya.

Uhuro kenyata ayaa dabooley in uu badda soomaaliya shirkado ka socda norway heshiis kula galey in ay shidaal kasoo saaraan badda soomaaliya waxey kamid tahey dhulka soomaaliya,mana jirto cid uga jawaabtey arintaas maadaama uu shirka uga qeyb galayey gudomiyaha barlamaanka prof.jawaari oo heysta dhalashada norway kaas oo u dhego nugul dawlada norway.

Waa markii ugu horeysey ee m/weynaha dalka kenya soo hadal qaado muranka u dhaxeeya kenya iyo soomaaliya isagoo si siyaasadi ku jirto ula hadley dawladaha afrika iyo carabta oo ku shirsan dalka kuwait ee carbeed.