Shirkadda SkA oo xoog looga qaatey garoonka aadan cadde iyadoon la gaarin waqtigii heshiiska.

0
490

Waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan cadde isku qabsadey shirakad turkish iyo shirkadii hore uga shaqeyn jirtey garoonka ee ska.

Shirkadda SkA ayaa waxaa shaqada ka joojiyey golaha xukuumada iyagoo ku wareejiyey shirkada turkishka ah waxaana heshiiska uga dhiman muddo shan bil ah,isla markaasna maxkamada sare ay xukuntey in shirkada ska,maadaama heshiis dawli ah ay ku shaqeyneysey.

Nidaamka dawliga ah ayaa kalsooni ku abuuri kara shirkadaha dalka maalgashiga doonaya waxeyna shirkadda ska xoog loo gala wareegey hawshii ay airporka u qabanjirtey idoo ay tani kusoo beegmeysaa xilli la doonayo in shirkadaha shisheeye loogu yeerayo in ay soomaaliya maal gashtaan,xeerna loo sameeyey barlamaanka horyaala xiligan.