Sheekh Axmed maxamed islam axmed madoobe ayaa habeenki labaad marti u ah dawlada federalka soomaaliya,iyadoo ay wada kulmeen m/weynaha xasan sheekh maxamuud,lamana shaacin waxa ay ka wada hadleen m/weynaha iyo hugaamiyaha maamulka kmg ee jubba.
Axmed madoobe ayaa waxaa la dejiyey xarunta nabadsugida qaranka Maama Khadiija oo uu ku xiranyahey hugaamiye Xasan Daahir Aweys.
Sheekh axmed madoobe oo hada loo aqoonsanyahey hugaamiyaha kmg ee maamulka jubba ayaa booqashadiisu imaneysaa iyadoo dhawaan ay dawlada federalka iyo maamulka kmg ee jubba.




