Prof.Geedi ”Xassan Sh.Wuxuu Shaqo Ka Dhigtay Isku Dirka Umadda & Daadinta Dhiigooda,Kumana Fiirsan Doono.

0
524

Prof.Cali Max’ed Geedi Raiisal wasaarihii Hore ee Soomaaliya
ayaa waxaa uu si cad ugu eedayay dowladda xassan
Sheekh Maxamuud in ay Masuul
ka tahay dagaaladii ka dhacay
Kismaayo,Sh/Hoose Iyo Shabeelaha dhexe Isagoona Xusay In Ayasn Marnaba Faraha Ka Laaban Doonin Arimahaasi.

Prof.Geedi Ayaa Hadalakaani Sheegay Xilli Waraysi uu siyay BBC-da Laanteeda Ku Hadasha Afka Soomaaliga Iyadoona uu ku
Nuux Nuuxsaday Arintaani in Ay Tahay Wax lagu hungoobay
Dowladda Federaalka Soomaaliyana ay umadda
soomaaliyeed dhex dhigtay
dagaal iyo qalalaaso hor leh.

Cali Max’ed Geedi Dhaleecaynta Uu U Jeediyey Dolwadda ayaa Imaanaya Xilli
mudooyinkanba Uu Jiray Olole uu ku taageerayo
maamulka Jubbaland.