Howlgalo saakay ka socda Xaafado ka mid ah Magaalada Muqdisho.

0
459

hWararka Warsom uu haleyo ayaa waxa ay sheegayaan in wadooyinka soddonka iyo warshadah ay howlgalo amaanka lagu sugayo ay ka wadaan ay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ee nabad ilaalinta u jooga soomaaliya.
Ciidamada ayaa waxa ay baarayaan xaafadaha iyagoo guri guri u galaya.
Iyadoona inta ay howlgaladu socdeen lagu soo qab qabtay dad uban dhalinyaro oo ku sugnaa xaafadaha ay howlgaladu ka socdaan.
Ma jirto saaraakiil ka tirsan dowlada oo ka hadashay howlgalkan inkastoo aan xiriiro kala duwan la sameynay saraakiisha hogaaminaysay howlgalka ayaa inoo suurto galin.
Howlgalkaan ayaa waxaa uu qeyb ka noqonayaa howlgalo ay horay ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ay xaafado ka tirsan muqdisho ka sameeyeen iyadoona horay loogu soo qab qabtay tiro