ciidanka kenya oo la shegay inay ka qayb qaaten dagalki kismayo.

0
477

wararka ka imanayo magalada kismayo ee xarunta gobolka jubada hose aya shegaya in cidanka kenya ay ka qeyb qaten dagalki kismayo ka dhacay maanta. Iftin baasto oo kamid ah madaxweynasha tirada badan ee juboyinka isla markasna maleshiyad ka amar qato ay kula dagalamen shalay iyo maanta kismayo jabhadda Raskam boniyinta aya ku edeyay cidamada kenya inay ka qeyb qaten dagalka manta lana saftay maleshiyadka axmed madoobe.
Si kastaba dadka deeganka kismayo aya shegay inay maqlen daryanka hubka loo yaqano PM-ka kaasi oo ay haystan cidanka kenyatiga.