Ra’iisul Wazaaraha Soomaaliya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafdi Ka Socda Midowga Yurub.

0
472

Cabdi Faarax Shir Doon Saacid ayaa
Maanta Waxaa uu Xafiiskiisa Ku
Qaabilay Wafdi Ka Socday Midawga Yurub oo ay Arimo
Badan Ka Wada Hadleen Wafdigaas ayaa waxaa
hogaamineysay Agaasimaha
Bariga iyo Koofurta Afrika ee Midawga Yurub Haweeneyda
Lagu Magacaabo Frenchesco
Mosco iyo Erg
waxaa ka mid ahaa wakiilka
gaarka ah ee midowga Yurub u
qaabilsan Soomaaliya Michele
Cervone Ursoiyo
Iyo dawladda Biljigamka Xubno Ka Socday.

Kulanka Gabagabadiisa ayaa waxaa si wada jir Ah Warbaahinta Ula Hadlay Wafdiga Iyo Saacid
Waxayna ka wada
Hadleena Arimo Muhiim ah waxaana
halkan ka cadeynayaa in Midowga Yurub uu taageero
buuxda la garab taagan yahay
dawladda iyo shacabka
Soomaaliyeed.

agaasimaha waxayna dhanka
kale xustay in ay sidoo kale
taageero buuxda u hayaan howl-
galka AMISOM kuna taageerayaan
Dhaqaale.

Wafdiga ayaa ahaa Mid Heerkiisu
Sareeyo Sida uu Raysal Wasaaruhu ku dhawaaqay
Waxaana laga wada war dhowrayaa Sida ay uga mira
dhaliyaan Balan qaadyadaan ay U
Sameeyeen Midawga Yurub Dowlada Soomaaliya.