Cali Aadan Xaamud Afhayeenka ciidamada AMISOM oo
warbaahinta lahadlay
ayaa sheegay in Xarakada Al-Shababul ay weeraro culus ku qaadaan saldhigyada
AMISOM iyo kuwa Dowlada balse
aysan awooddin in ay dagaalka sii wadaan.
“Mr.Xaamud” Nabad diidku waxbay
tuur tuurayaan ma awoodaan in
ay toos ula dagaalamaan
ciidankeena taasi waxay muujinaysaa in ay wiiqmeen Awoodooda.
Cornel Xaamud Ayaa soo hadal qaaday xariirka ka dhaxeeya Shabaabka iyo
shacabka Wuxuuna sheegay in xariirkaasi Uu yahay mid qota dheer oo nabad diidnimo ku dhisan.
Hadalka Afahayeenka AMISOM Ayaa Imaanaya Xilli Ay Isasoo Tarayaan Weerarada Ay Al-Shabaab Ku Qaadayaan Xarumaha Dowlada Iyo Ciidamada AMISOM Ee Ku Sugan Gudaha Dalka Soomaaliya.




