2 Qareen Caan Ah Oo Ku Geeriyooday Weerarkii Maanta Ka Dhacay Gobolka Banaadir.

0
199

Sida Uu Sheegayo Wariye Ka Tirsan Warsom.com Illaa Iyo 22 qof ayaa ku
dhimatey, kuwaas oo ay qaadeen
gawaarida gar-gaarka deg-dega
ah, Ee Umplans-ta waxaana ka mid ahaa Dadka Dhintay 2qareen oo caan ku noqdey Kiiskii
Kufsiga iyo weriye Cabdicasiis Koronto kuwaas oo la kala
yiraahdo Dr.Maxamed
Maxamuud Afrax iyo Dr. Cabdikariim Xassan Gorod Oo Labadaba Ku Geeriyooday Weerarkaasi Ay Al-shabaab Rag Ka Tirsan Ku Qaadeen Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa ku dhintey Max’ed Xasan Xabeeb Oo Isna Ahaa
Afhayeenkii Maxkamadda Sare
oo ka mid ahaan jirey Shaqaalihii Radio
Muqdisho Iyo Dadkale Oo Aad U Tiro Badnaa.