Rag Hubeysan Oo Muwaadin Soomaali Ah Ku Toogtay Magaalada Stockhalm Ee Dalka Swedan.

0
199

Rag hubeysan ayaa wadanka
Sweden ku toogtay mid kamida
muwaadiniinta Soomaalida ee
qaxootiga ku ah wadankaasi Swedan.

Magaalada
Stockholm ee caasimadda u ah
Sweden Wararka Ka Imaanaya ayaa sheegaya in xalay
fiidkii ay Kooxo hubeysani toogteen
Nin xoogsata ah oo ku shaqeysanayay gaadiidka la kireysto ee Taxi Loo Yaqaano.

Sida Ay Sheegeen Saraakiisha booliska in ay gacanta ku Ay
dhigeen 2 qof oo looga shakisanyahay in ay ka dambeeyeen dilka qofkan
Soomaaliga ah,ilo wareedyo ayaa
sheegaya in Ninka ladilay isagoo
dhaawac ah lagasoo qaaday
goobta balse markii dambe uu Ku Geeriyooday isbitaalka.

Magaalada Stockholm Ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka jiray isqabqabsi dhanka darawalada
kaxaysa gaadiidka Taxi kadib
markii ay xukuumaddu Feyl
dheer gelisay tagsileyaasha Iyadoona Ay dhaqaal xumo baahsan sanadkan ku
dhufatay wadanka Sweden
waxaana shaqa la’aan lasoo
deristay dadka soo galootiga ah.