Wasiirudawlihii wasaarada adeega bulshada maxamuud ismaaciil oo bambasa dalka kenya ku geeryoodey..

0
465

Waxaa allaha u naxariistee maanta ku geeryoodey magaalada bambasa dalka kenya wasiirudawlihii wasaaradda adeega bulshada maxamuud ismaaciil.

R/wasaaraha xukuumada ayaa uga tacsiyeeyey geerida wasiirka ehelada iyo shacabka soomaaliyeed isagoo r/wasaaruhu ku sifeeyey nin wanaagsan oo soomaalinimadu ku weyntahey allena uga baryayo in uu naxariistiisa janno ugu deeqo eheladii iyo shacabka soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.

Xukuumada uu hugaamiyo r/wasaare saacid oo ka kooban tiro kabadan 30 ayaa xubintii ugu horeysey allaah oofsadey mana jiraan wax ilaa hadda u dhintey ama u dhaawacmey dagaalada siyaasadeed ee u dhaxeeya alshabaab iyo dawlada federalka..