Xasan sheekh maxamud oo ah madaxweynaha jamhuriyadda somalia aya dalka dib ugu soo laabtay kadib safar uu ku tagay dalka qatar. Madaxweynaha somalia ayaa kulamo lasoo qaatay madax ka tirsan dalka qatar ayaa kala hadlay arrimo badan iyadoo kaalmo dhaqaale oo ku dhow 200 milyan. Sidoo kale madaxwaynaha somalia ayaa la sheegay in kulamo uu lasoo qaatay rag ka tirsan al shababka dibad jooga ah kuwas oo ku sugan magalada Dooxa ee dalka Qatar. Lama oga go’aanada kasoo baxay kulanka madaxweynaha uu la qaatay ragga Al-Shababka dibada jooga ah.




