Golaha amaanka oo cuna qabatenta hubka ka qaaday somalia.

0
490

Golaha amaanka qaramada midoobay ayaa si rasmi ah u qaaday cuna qabatenta hubka ee saarna dalka somalia. Xubnaha golaha amaanka qaramada midobay oo 15 dal ka koban ayaa u codeyay qarar shegayay in dalka ku yaalo geeska afrika ee somalia. Qaraar tirsigiisu yahay 2093 ayaa dalalka golaha amaanka ay ugu codeeyen in dalka somalia laga qaado cuna qabatenta hubka iyadoo si buuxdo ay dhaman dalalka 15-ka ay isku raaceen 21 sanno kadib la qaado cunaqabatenta hubka ee saarna somalia.