Munaasabad ay si wada jir ah uga soo qeeb galeen Xildhibaano,MarwadaR/wasaraha,Madaxda Shirkadaha Muqdisho iyo marti sharaf kale ayaa waxa uu maantay ka dhacay magaladda Muqdisho.
Marwadda R/wasaraha Soomaaliya Caasho Xaaji Cilmi oo ka hadashay intii uu kulanka socday ayaa waxa ay sheegtay in maanta ay u asteeyeen in ay tahay maalinka ladagaalanka kufsiga Soomaaliya.
Shirkada Isgaarsiinta Hormuud Masuuliyin Ka Socotay oo iyaguna xaadir ku ahaa madasha ay ka soctay kulanka ayaa waxa ay balan qaadeen in ay ku taageerayaan Haweenka dhibatada kufsiga loo geestay lacag gaareesa $10,000(Toban kun oo doolarka Mareykanka Ah.




