Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Ee Degmada Shibis Oo Lagu Amaanay In Amaanka Degmadaasi Ay Aad U Xaqiijiyeen.

0
522

Ciidamada Hay’adda Nabad Sugida Qaranka Ee Ku Sugan Gudaha Degmada Shipis Ayaa Lagu Amaanay In Ay Hagaajiyeen Amaanka Xaafadaha Ay Ka Kobantahay Degmada Shibis Ee Gobolka Banaadir

Cali Awooto Oo Ah Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Qaranka Soomaaliya Ee Degmada Shibis Ayaa Warsom U Sheegay In Shacabka Ay Kala Dhexeyso Wada Shaqeyn Hagaagsan Islamarkaana Ay Shacabka Ku Nool Xaafadaha Degmada Shibis Ay La Soo Socodsiyaan Ciidi Ay Kaga Shakiyaan In Wado Amdaro Ciidamadana Ay Si Deg Deg Ah Ku Gaaraan Goobti Ay Ka Maqlaan Arimahaasi Oo Kale.

Degmada Shibis Ayaa Waxa Ay Ka Mid Eheed Degmooyinka Ugu Amaanka Daran Iyadoona Dhowr Ruux Oo Isugu Jiraan Shacab Iyo Saraakiil Ay Kooxo Hubeysan Ku Dhextoogteen Gudaha Degmada Shibis Balse Haatan kadib Markii Ay Gaareen Unug Ka Tirsan Nabad Sugida Ay Amaanka Tahay Mid Leesku Haleyn Karo.