Idaacadaha Muqdisho ka Hool Gala Oo Bilaaway Inay u Kala Saftaan Hablaha Isku Heesta Hogaaminta Ururka Haweynka Qaranka Soomaaliyeed.

0
490

Iyadon Ogsoonahay Dhawaan in xilka Guddomiyaha Ururka Haweynka Qaranka Soomaaliyeed Lagala Wareegay Marwo Caasha Cumar Geesdiir oo xiligasi xaalad caafimaad u joogtay dalka swedan.

kadib xilka qaadista caasha cumar geesdiir ayaa waxa qeebo ka kala tirsan haweynka qaranka ay u kala doorten guddomiyaha ururka haweynka labo guddomiye oo kala aha marwo Batuulo Axmed Gabale halka garabka kale e Haweynka doorten Marwo Canab oo horay u ahayd G.xigenka haweynka.

Is Qabqabsiga labada guddomiye ayaa waxa ay noqotay mid ay kala taageeraan idaacadaha ka hool gala magaalada muqdisho iyagona idaacad waliba ay guddomiyaha Ururka haweynka ay ku sheegaan garabka ay taageersanyihin kana helaan gunno yar o la sheegay inay bixiyaan labada shaqsi e isku heesto hogaaminta ururka haweynka qaranka soomaaliyeed.