Xasan Sheekh Guur-guurte Madaxweynaha Dowladda
Federaalka Soomaaliya Mudane
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa
maanta xafiiskiisa ku qaabilay
Safiirka Dowladda Hindiya ee
Soomaaliya
Ambasador Sibabrata
Tripathia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda
iyo Safiirka Hindiya ee Soomaaliya
ayaa ka wada hadlay sidii loo
xoojin lahaa xiriirka labadda
dalka , Ganacsiga, Dib u dhiska,
Horumarinta, Ammaanka,
iskaashiga labada Dowladood.
Ambasador
Sibabrata Tripathia ayaa Ugu Dambeyn
madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya iyo Ra’iisul
Wasaaraha cusub ugu
hambalyeeyey




