Wararka Soomaaliya Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Sar Sare Ee Dhaq Dhaqaaqa Al-shabaab Horeyna U Ahaa Amiirka Guud Ee Ururkii Bur Burey Ee Xisbul-Islaami Oo U Waramay Warbaahinta Ayaa Ka Hadlay Xaalada Ay Mareyso Dalka Soomaaliya Iyo Arimo Kale Ee Quseysa Dalka
Sidoo Kale Sheekh Xasan Daahir Aweys Ayaa Ka hadlay Xaaladaha siyaasadeed ee dalka uu marayo, isagoona ugu baaqay Xildhibaanada cusub ee Barlmamaanka iyo Musharixiinta u taagan Madaxtinimada inay Alle u towbad keenaan dambiga ay ka galayaan Diinta iyo Dalka Islamarkaana Ay KA Laabtaan Xaalada Ay Haatan KuSii Fogaanayaan .
Xasan Daahir Ayaa Dhinaca kalena waxa Xarakada Al-shabaab ugu ku baaqay in lasii laba jibbaaro dagaallada Jihaadka ah ee lagula jiro Ciidamada AMISOM ee dalka kusugan Dagaalada Xoogana Kula Jira Dhaq Dhaqaaaqa Al-shabab .
Hadalkaani KA Soo Yeerey Shiikh Xassan Daahir Aweys Oo Ka Mid Ah Madaxda Al-shabab HOreyna U Ahaa Gudoomiyaha Ururkii Bur Buray Ee Xisbul-islaam Islamarkaana Uu Eedeynta Ugu Soo Jeediyay Xildhibaanada Cusub Iyo Musharaxiinta Ayaa Imaanaya Xilli Ay Isasoo Tarayaan Musharaxiinta Dooneyso In Ay HAntaan Qabashada Xilka Madaxtinimo Ee Dalka Soomaaliya




