Qaliif Axmed Ereg taliyaha ciidmada nabad sugiga qaranaka soomaaliya ayaa maanta soo bandhiga Rag la sheegay in Ay Rasaas ku Fureen Dad barakacayaal ah islamarkaana mucaawino loog qeybinayay agagaarka iadaacada Shabelle ee magaalada muqdisho
Ragaani Ay soo bandhigeen hay,adda nabad sugiga ayaa waxa Ay ahaayeen ku Dhaawac 10 Ruux Oo ku sheegay Taliyaha in Ay laayeen Dad shacab ah Oo an waxa galabsan isagoona sheegay in Ay maanta gacanta ku soo Dhigeen guud ahaan Ilaalada radio Shabelle haatanna Ay ku jiraan xabsi ku yaalo gudaha madaxtooyada
ugu dambeyntii ayaa qaliif Oo ah taliyaha ciidmada nabad sugida saxaafada u xaqiijiyaya in Ay ku qaadi doonaan dambiga Ay shacab Ka galgen maxkamadna Ay saaridoonan ragaasi ka Mid ahaa Ilaalada radio Shabelle Oo Dad shacab ah Rasaas ooda kaga qaaday kuwaa Oo iminka ku jira gacant dowlada TFG-da




