MUSHARAX C/NUR DARMAN OO LA FILAYO IN UU MUQDISHO SOO GAARO (insha allah)

0
490

Hugaamiyaha xisbiga midnimada jamhuuriga soomaaliyeed ahna musharaxa madaxweynaha soomaaliya ing. C/nur darman ayaa la filayaa in uu beri muqdisho soo gaaro hadii alle idmo.

Dida aynu ka helney ilo wareedyo ku dhaw dhaw hawl wadeenada xafiiskiisa ayaa la sheegayaa in aan wax soo dhaweyn ah loo sameyneyn imaatinka musharax c/nur darmaan anagoo isku dayney in aan la xiriirno kusimaha ahna gud kuxigenka xmjs cali maxamed nuux timajilic wey noo suuroobi weysey,mana aha markii ugu horeysey oo la sheegey in hugaamiye darman hawada kusoo jiro,waxaana beri la ogaan doonaa in uu yimaado iyo in kale hadii allaha awooda lihi ogolaado.