Wakaaladda warraka warsom oo aad uga barateen soo bandhigida wararka sirta ah Maanta waxa ay idiin soo bandhigeysaa Arin sir ah oo Muhiim ah oo inta badan Bulshadu ka qarsoon. Hadabada Sirtani Maxey Tahay.?

0
775

WAKAALADDA WARARKA WARSOM.COM

Maanta Sirta Wakaaladda wararka warsom ay daaha ka rogeyso ayaa waxa ay tahay Qorshaha Ugu Dambeyay Ay Turkigu Ka leedahay Soomaaliya.iyo Sida ay indhaha uga xereyso Siyaasiyiinta iyo madaxda Somaaliyeed

Dowlada Turkiga oo Ah Dowlad Aad U weyn Islamarkaana Islaam ah ayaa Soomaaliya Waxa ay ka bilowday inay Soo Garab Istaagto Dowlada iyo Dadka Soomaaliyeed Markii uu Dalka Ka Dilaacay Abaar Aad U Xoogan oo Shacab Badan Ku Haysay Magaalada Muqdisho Ka Dib Markii Ay Gobalada Dalka ka oo Barakaceyn.

Intaas Wixii Ka Dambeyay Waxay Bilaabwwn in Barakacayaasha Abaarta Haysay Ay noloshooda Maareeyan Islamarkaana ay ku dhigaan Gacanta Ilaa Abaarta ay ka baxaan abaarta iyagoona dadka siinayaya Lacag iyo raashin.

Hasa Ahaatee Intaas Ka dib Ayaa Waxay Bilaabeen in Dalka Ku sameeyaan Maal Gilin Adag oo ay ku sameynayaa dib u dhis meelaha qaar iyagoona ilaa iyo haatan mashaariic kala duwan Ka Wada dalka, Waxaana ay ku Guuleysatay inay qurxiyaan Garoonka aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

hadaba waxaa la soo ogaaday in turkiga abaalkaasi iyo wax walba oo shacabka soomaaliyeed ay u sameynayaan inaysan ahayn biri halaguu abaal Gudo Bale Ay ka Tahay Sedexdaan Qodob Ee Soo socota:_

1—In Soomaaliya ay ka dhisato Dowlad weyn oo Islamarkaana Ay Dalka Muddo 5 Sano dibna ugu dhismi Doono iyadoo Turkiga Ay Gacanta ku Hayaan.

2—In Dalka oo dhan lagu Dhaqo Shareecada Islaamka si la isku aamino Hormarna Soomaalia ay u Gaarto sida Turkiga lagu Hor mariyay

3—In Shacabka Soomaaliyeed Ay Noqdaan Kuwo la tar tama Wadamada aduunka Dadka ku nool, Islamarkaana Soomaaliya ay kor Marto Dalalka Hadda Ka sareeyay ee Afrika

So kastaba Ha ahaatee Dowlada Turkiga Ayaa ah Dowlad Ciyaareysa Siyaasad Dabacsanaan ah lkn sida aad qormada qoro ku soo aqrisataba Turkiga waxa ay ugu horeen gacanta ku dhigeen shacabka soomaaliyeed oo ay lacag iyo raashin ku soo jiiteen iminkadana waatan Madaxda Dowlada Soomaaliyeed ay indhaha uga xereyso 3 qodob oo qofkii maqlaa oran doona walee turkig soomaali hormarkeeda jeclaa.