Xarakada mujaahidiinta Al-shabaab oo Soo bandhigtay Askari udhashay Dalka Ethiopia oo Isugu dhiibay Dhawaan

0
488

SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM

Deegaanka ceelasha biyaha duleedka magaalada muqdisho ayaa galinkii danbe ee shalay waxa xarakada alshabaab waxay ku soo bandhigtay askari ay ugu magacdareen cabdalla

goobta lagu soo bandhigayay askariga ayaa waxa ka hadlay Gudoomiyaha gobolka banaadir ee xarakada alshabaab sheekh maxamed xasan cumar abuu cabdi raxmaan kaasi oo sheegay in askariga uu isugu soo dhiibay ciidamada xarkada alshabaab ee jooga duleedka magaalada bay dhabo ee gobolka bay

masjidka abu cumar albaqdaadi ayaa lagu soo bandhigay askariga ethiopian ka ah kaasi oo ku dhawaaqay asha hadanka

abuu cabdi raxmaan ayaa waxa uu sheegay in hda aay sii wadayaan dagalada ay kula jiraan ciidamad gaalada oo uu sheegay in ay ku soo duuleen dalka soomaaliya

Xafiiska Warqabadka Warsom.com
Muqdisho,Somaliya.