
SHABAKADA WARARKA WARSOM.COM
Warar Hoosa Aynu Heleeno ayaa waxa ey sheegayaa Madaxweynaha Soomaaliya In loo Kordhiyay Xilka Madaxtinimada Soomaaliya Taasoo ka Dambeysay Ka Dib Markii La Ansixin Waayay Dastuurka Qabya Qoraalka ah .
Wararka Ayaa Intaa Ku Daraya In Dastuurka Qabya Qoraalka Loogu Tala Galay In Lagu Mara Habaabiyo Laguna Mshquuliyo Barlamanka iyo Dhamaan Ragga U Dhuun Doleela Siyasada Soomaaliya.
Si kastaba ahaatee muddada loogu darayay madaxweyne shariif shiikh axmed ayaa la sheegayaa in ay tahay muddo 2 sanno iyadoo kolkii hore loogu daray muddo sanad ah
Dhanka Kale Wararka Hoose Ee ka Soo Ifbaxaya Golaha Baarlamanka ayaa sheegaya in Bisha August Isku Diyaarinayaan qabashada doorashada xilka madaxtinamada soomaaliya xili baarlamanka soomaaliya u kala jabanyihiin laba garab.
WIXII KU SOO KORDHA MASRAXA SIYAASADA SOOMAALIA KALA SOCO WAKAALADA WARARKA WARSOM.COM
Xafiiska Warqabadka Warsom.com
Muqdisho,Somaliya




