Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)
Madaxweynaha Janhuuriyadda Soomaaliya ayaa boggaadiyay dadaalka hey’adda Nabad Sugidda qaranka ay ka wadaan Gudaha Qaar Ka Tirsan Goobaha ay ka taliso Dowlada Soomaaliya
Sidoo Kale Waxa Uu MAdaxweyne Shariif ugu baaqay in Nabad Sugidda lagu baahiyo gobollada dalka islamarkaan ay Ka Bilowaan Hoolaha ay Haatan ka wadaan Gudaha magaalada Muqdisho.
Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed Madaxweynaha dalka Soomaaliya oo shalay ka hadlay munaasad uu xarigga uga jarayay xarunta Nabad Sugidda gobolka Banaadir ayaa boggaadiyay howllaha ay hey’adda ka wado gobolka Banaadir, isoogona sheegay in ay hormar sii sameeneyso Hay’adda Islamarkaana carabka ku dhuftay In uu kaga mahad Naqayo Howlaha ay U Soo Qabteen Shacabka Soomaaliyeed.
Wararka Soomaaliya(Wakaalada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom)




