Shariif Xasan Shiikh Aadan Iyo Wufuud Uu Hogaaminayo Oo Maanta Ka Soo Dagay Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho

0
487

 

Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com)

Shariif Xasan Sh Aadan Guddoomiyhaa baarlamanka Soomaaliya oo safarro kale duwan ku soo maray wadamada Kenya, Denmark iyo Mareykanka, ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha Aaden Cadde ee gudaha magaalada muqdisho safarkiisa ayaa waxaana ku wehliyay xubno ka tirsan mudaneyaasha baarlamanka .

 

 

Gudoomiyaha baarlamanka oo saxaafadda la hadalay ayaa ugu horeyntii ka tacsiyeeyay qaraxii ay lala eegtay Ardaydii nWaxbarasho Doonka Aheed Guddoomiyaha baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka soomaaliya kadib markii uu safarro kala duwan ku tagay qaar kamid ah dalalka caalamka islamarkaan maanta uu ka soo dagay magaalada Muqdisho.