Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )
Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dejisay manhaj waxbarasho oo loogu talagalay in wax lagu baro ardayda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Soomaaliya.
Bayaan kasoo baxay Maktabka Tarbiyada iyo Tacliimka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa lagu faah faahiyay manhajka cusub ee ladoonayo in ardayda Soomaaliyeed wax lagu baro.
Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )




