(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )
Wararka Laga Helayo gobolada Jubbooyinka ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Shabaabul mujaahidiin ay gacanta kusoo dhigeen saraakiil katirsanaa ciidanka Kenya Oo Ku Sugnaa Gobolada Jubbooyinka.
Wararka ayaa sheegaya in ay Ilaa iyo 2 sarkaal oo Kenyaati ah ay ciidamada Xarakada Sl-shabaab Ee Ku Sugan Gobolada Jubbooyinka kasoo qabteen hareeraha deegaanka Dhoobley islamrakaana ay iminka gacanta ku hayaan xarakada al-shabaab.
Shabakada Wararka Soomaaliyeed Ee Warsom ayaa loo xaqiijiyay in Kooxdaani oo xiligii laqabanayay Howllo sahamin ah ku jireen waxaana laga yaabaa in Madaxda Xarakada al-shababab ay ka hadlaan.
Qabashada saraakiishan Kenyaatiga ah iyagoona Kenya ay sheegijirtay in ay wax lug ah ku leheen ladagaalanka xarakada al-shabaab eek u sugun Gobolada Jubbooyinka
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )





