Maxaad Ka Taqaanaa Taariikh Nololeedkii Wariye C/caziz Max’uud Guuleed (Africa)

0
1839

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )

Iyadoo aan horey Idinkukgu Balanqaadnay In aan idin soo gudbindoono Taariikh Nololeedyada wariyaasha ugu caansan Gudaha magaalada Muqdisho Meesha ay ka soo galeen saxaafada iyo Inta ay san soo galin saxaafada waxa ay ka shaqeen jireen

C/casiis Max’uud Guuleed Africa Oo Ah Wariye Ka shaqeeya Idaacada Ku Hadasha afka dowlada TFG-da Soomaaliya ayaa nasiib u yeeshay in Taariiikh Nololeedkiisii Lagu soo bandhogi Websiteka Caanka ah Ee Warsom Islamarkaana Xiraiir la leh Aalado casri ah

Africa ayaad taariikh nololeedkiisii Iyo waliba Goortii uu soo galay saxaafada iyo meesha uu ka soo galay ayaan idin soo gudbinayay

Mase la socotaa in C/casisi Africa uu Waardiyo ka  Ahaa inta uu san noqon Suxufi Idaacadii la Oron jiray (STN )Ee Ku Tiilay Gudaha magaalada muqdisho

Waqtiyada Soo Socda La Soco Taariikh Nololeedkii Wariye C/Caziiz Max’uud Guuleed Africa Iyadoona Aan Idim Soo Gudbin Doono Dhamaan inta wariye ugu Caansan Gudaha Magaalada Muqdisho Aan horey idinkugu Balanqaadnay Taariikh nololeedyadooda oo Dhameestiran

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )