Askari Ka Tirsan Dowlada TFG-da Oo Dad Barakacaal ah Xasuuq Ugu Geestay Magaalada muqdisgho

0
824

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )

Mid Ka mid ah askarta dowlada TFG-d Soomaaliya ayaa maanta dad barakacayaal ah kula furay rasaas buundada labaad ee degmada Waabari ee magaalada  muqdisho.

Sida ay u xqiijiyeen shabakada wararaka soomaaliyeed ee warsom dad ku sugnaa mar uu rasaasta ku furayay askarigaan dadkaasi doonayay in ay meesha ka qaataan raashiiin lagu qeebinayay ayaa waxaa la Uu xaqiijiyay inay ka dambeysay kadib markii barakacayashaasi xili raashin loo qeybinayay  uu rasaas ku furay mid ka mid ah ciidamada dowladda TFG-da Soomaaliya oo ilaalinayay Si Uu amaanka Usugo loogu keenaya islamarkaana dadkii meesha ka soo doontay raashiinka loogu badalay rasaas

Xasuuqaani uu ugeestay askarigaann ka tirsan dowlada TFG-da dadkani barakacayaasha ah ayaa waxaa la sheegay inay ku geeriyoodeen ilaa 7 Qofood Iyadoo  mid kalana uu ku dhaawacmay kuwaasi oo dhamaantooda Isugu jiray Caruur Habeen Iyo Dadkale O Da’ah

Ma ahan markii ugu horeesay ay Ciidamo ka Tirsan Dowlada TFG-da soomaaliya ay Xasuuq Ba’an U geestaan Dad Shacab ah Iyadoona Horay loogu bartay Askarta dowlada in ay laayaan shacabka islamarkaana ay saraakiisho Dowlada TFG-dana ay wax jawaab ah ka bixn arimahaan Dhowr jeer ku soo laalaabatay magaalada muqdisho gaar ahaan Goobaha ay ka taliyaan dowlada Soomaaliya

(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )