(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )
Hogaamiyaha Dalka Soomaaliya Ahna ergayga Qaramada midowe u qaabilsan arimaha dalka soomaaliya Augustine Mahiga ayaa shir magaalada Nairobi ugu qabtay hogaamiyeyaasha 15 maamul-goboleed oo Somalia hadda ka dhisan
Lahaanshaha: UN
Augustine Mahiga, ergayga ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee arrimaha Somalia ayaa shir magaalada Nairobi ugu qabtay hogaamiyeyaasha 15 maamul-goboleed oo Somalia hadda ka dhisan IOsagoona amar Buuxa ku siiyay dhamaan hogaamiyayaashaasi in ay si deg deg ah ku yimaadan dalka kenya.
(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com )




