(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Iyadoo Ay Madaxweyne Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed C/Nuur Darmaam U Aqoonsaneed Dowlada Turkiga In Uu Yahay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maalinkii Shalay Aheed Raiisulwazaaraha Turkiga Recep Dayib Erdogan Booqasho Ku Yimid Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalada Muqdisho
Cabdi Nuur Darmaan Ayaa waxa Uu Sheegan jiray in uu Yahay Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Isagoo Ahaa Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Dalalka Caalamka Qaarkoodna Ay Ka Qaateen In Uu Yahay Madaxweynaha dalka Soomaaliya
Balse Waxaan La Ogeen MArkii Uu Yimid Ra’iisul Wazaare Recep Dayib Erdogan Meel uu Ciri iyo Jaanba Dhigay Cabdi Nuur Darmaan Oo Dowlada Turkiga U Sheega jiray In Uu Yahay Madaxweynaha dalka soomaaliya
Xubnaha XMJS Ayaa waxa ay Sheegeen In Uu Caqabad Ku Ahaa Jirtaanshaha Xisbiga midnimada Jamhuuriga Oo 13sano Jirsanday Xisabigaasi Aanan Wax Caqabad Ah Lagala Kulmin Int uu Jiray Amaba Uu Ka howl;galayay Dalka Soomaaliya
Ugu Dambeytii Ayaa Qaar Ka Tirsan Xubnaha Xisbiga Midnimada Jamhuuriga Soomaaliyeed Noo Xaqiijiyeen In Uu C/nuur Darmaan Iminka Dib Ugu Soo Rajuucay Xisbigii Uu Hogaamiyaha U Ahaa Isla Markaana Uu Ay Sheegeen In Uu Kaga Qeeb Gali Doono Shirka Loo Qabandoonao Dalka Soomaaliya
Kadib Markii Uu Fashil Ku Yimid Madaxtinimadii Uu u Sheegijiray Dalka Caalamka Oo Ay Iminkaba Boqasho Ugu Imaanayaan MAdaxweynaha Iminka Dalka maamula Ee Shariif Shiq Axmed
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)