Idaacada Kulmis Qurmis Oo Cadeysatay Kala Geynta Iyo Isku Dirka

0
809

C/Qaadir Dulyar

C/Caziz Africa  

Abwaan Guure      

 (Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

 Waxaa cadaatey in idaacada kulmis qurmis ay tahey mid aan ka turjumeyn danaha dadka iyo isu keenka bulshada soomaaliyeed magaca ay bahwadaagta kula tahey shisheeyahana waa kulmis ee ma ahan kulmiye

Waxey u samaysantahey kala geynta wariyeyaasha soomaaliyed sababtoo ah dooda ay ku sheegto kulanka saxafiyiinta ee ay qabatey 12ki bishan augast,2011 waxey kaga hadashey ayaa cadeyn u ah In wariye maxamud carab uu u afduubanyahey kuwo sheegta saxafiyiin

Balse aan shaqo ku laheyn saxaafad waa la yaqaan wixii ay ka shaqeyn jireen Qaarkood daroogo ayey iibin jireen maantana saxaafad aan shaqadeed la aqoon
ayey sheeganayaan ninka barnaamijkaas daadihinayey oo ah c/qaadir dulyar  laguma ogeyn dhinacaas lamana garanayo waxa ku xambaarey in
wax looga sheego barnaamij uu wado

Nin wariye ah oo walaalkiis ah waasa la ogaandoonaa in la hoos galiyey iyo in uu bahwadaag la yahey raga cadeystey hagardaamada iyo jaajuusida saxafiyiinta wariye maxamud carabna wey cadaatey in uusan wax danbi ah laheyn maadaama ay dooda duuban ee laga siidaayey idaacadda kulmis qurmis lagu weerareyShaqsiyadiisa

Waxaana ku cadahey in ay iyagu ka danbeeyeen xarigiisa kuna
faraxsanyihiin taasoo meesha ka saareysa magaca wanaagsan ee darbiga
ku qoran in ay ka hooseeyaan waxa dhabta ah ee bulshadu wada ogtahey
falaari gilgilasho kaagama harto waa la ogaandoona xaqiiqda dhabta ah maalin uun insha allaah.

(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)