Madaxweyanaha Dowladda TFG-da Shariif Shiikh Axmed ayaa Dib Ugu Soo Laabtay Gudaha Caasaimada Soomaaliya Ee Magaalada Muqdisho
Wafdi Ballaaran Uu Hogaaminaya Madaxweyanaha ayaa ka Soo Degay Garoonka aadan Cadde International Airport Iyadoo Garoonkana Si Diiran ay Ugu Soo Dhaweeyeen Madax Ka Tirsan Dowladda TFG-da
Wafdiga Madaxweyanah ayaa Mudooyinkii Dambe Waxa ay Safaro Ku Soo Kala Bixiyeen Dalal ay Ka Mid Yihiin Jabuuti Dowladda Xawashida Iyo Dalka Suudaan
Shariif ayaa Intii Uu Ku Guda Jiray Safarkiisa Waxa Uu KUla Xasaasi ah La qaaday Masuuliyiinta Dalalka Uu U socdaalay waxa ayna Kawada Hadleen Danaha Labada dal Waa Soomaaliya Iyo Dalka Uu Markaasi Ku Sugnaa





