Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Wafdi Oo Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Shariif Sh. Axmed Ayaa maanta waxa Uu Ka Ambabaxay Garoonka Aadan Cade Ee Magaalaada Muddisho Isagoona Gaaray Magaalada Kampaala Ee Caasimada Dalkaasi UGANDA
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxaa Wafdigiisa ka mid ah Ra’isulwasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada waxaana garoonka diyaaradaha ee magaalada Kampala kusoo dhoweeyey xubno ka tirsan dowlada Ugandha
Madaxweynaha soomaaliya ayaa waxaa goor dhow lagu wadaa in uu lakulmo Dhigiisa Dalaka Yugaandha waxaana idiin balan qaadaynaa inaan idiin soo gudbinno Wixii ka soo baxa kulanka labadaasi Mas’uul Inshaa Allaah
Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)