Kulan Ay Yeesheen Golaha Waziirada Oo Qodobo Kala Duwan Laga Soo Saaray

0
529

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)

 

Kulankaani Ay Yesheen Golaha Waziirada Ayaa waxa Shir Gudoominayay Ra'[iisulwazaaraha Xukuumada Soomaaliya C/Wali Max;ed Cali Gaas Iyadoona Diirada Lagu Saarayay Xaalada Amaan Ee Dalka Soomaaliya Oo Uu Ku Suganyahay

Xukuumada Ayaa waxa Ay Baaq U Dirtay Dhamaanm Dhalinyardii U dagaalam\eysa Xarakada Shabaab Waxyna U Dirtay In ay Si deg Deg ah Ugu Soo Biiraan Ciidamada Dowelda Islamarkaana Ay Si Xushmad Leh U Soo Dhawendoonaan

Xukuumada ayaa sidoo kale Cambaareyn Kulul Dusha Kaga Riday Cidii Ka Dambeysay Falkii Wuxuushnimada ahaa Ee Ka Dhacay Xerada Barakacayaasha Ee Badbaado Islamarkaana Ay Sheegtay In Sida uugu Dhaqsiyaha Badana ay Wax ugu Qabandoonto

Dhwaan Ayay Aheed Markii Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya uu Shantii August u xilsaaray Taliyayaasha Booliska, Nabad-Sugidda iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir inay baaritan dhab ah ku sameeyaan dhacdadaas foosha xun

Golohu Wuxuu Kaloo U mahad Celiyay Ciidamada Dowlada Soomaaliya Iyo Ciidamada AMSOM Oo Ayu Ku Tilmaameen Geesiyaal aan La Loodin Karin Ayna Mudantahay In Lagu Faano

 

Goluhu waxay isku raaceen in si deg-deg ah loo sameeyo ciidan gaar ah oo qaabilsan sugidda amniga iyo la dagaalanka burcadda iyo in maxkamad gaar ah loo sameeyo arrimaha sugidda amniga Muqdisho

Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)