(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)
Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madowwe Oo Ah Hoggaamiyaha kooxda KA Goosatay Xartaklada Al-shabab Ee Raas Kambooni ayaa ka WArbixiyay siyaasaddiisaKu Aadan Ay Hada Gacanta Ku HayaanXarakada Mujaahidiinta Al-shabab Ee gobollada Jubbooyinka.
Sheekh Axmed Maxamed Islaam, Madoowe hoggaamiyaha kooxda Raas Kambooni ayaa ka hadlay siyaasaddiisa Iyo Sida Buu Yiri In Laga Xureeyo Gobolada Dalka Soomaaliya Xarakada Al-shabaab Oo Iminkaba Ku Xoogan Qeybo Ka Mid Ah Goboladaasi.
Axmed Madoobe Ayaa Sidoo Kale waxa uu sheegay In u dagaalamayo sidii gobolladaasi looga xoreyn lahaa culeyska dul saaran, sida uu hadalka u dhigay Ayna Gacanta U Galin Lahaayeen Dowlada TFG-da Somalia.
Waxa uu sheegay in ka bixitaanka al-Shabaab ee Muqdisho ay ka dhigan tahay dhammaadkii ururkaasi Islamarkaan ay Soo Gaba Gabowday Magaca Xarakada Al-shabaab Waa Sida Uu Hadalka U dhogay Axmed MAdowe.
(Wararka Soomaaliya (Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed Ee warsom)




