Xaflado Loogu Dabaal Dagayo Gooni Isku Taaga Karishtaanka Lagu abuuray koonfurta Suudaan Oo Halkaasi Ka Socoto Iyo Madaxweyne Shariifka Soomaaliya Oo Arintaasi U dabaal Dagayay

0
248

Wararka Soomaaliya

Koonfurta Suudaan ayaa waxaa lagu beeray dad Karishtaan oo beerista halkaasi ay ka dambeeyeen karishtaanka aduunka ku nool oo go’aansaday dhulka Muslimka ee Suudaan in lagu dhax beero dad karishtaan ah isla markaana wax ay ugu yeesheen Dalka Suudaan

Mudo fog ayaa Karishtaanka Aduunka waxay ay ka shaqeynayeen Suudaan 2 in loo qeybiyo qeybta woqooyi ay dagaan dadka Muslimka ah halka qeybta Koonfreedna loo gooyo dadkii karishtaanka ahaa ay halkaasi ku beereen

Maanta ayaa waxaa dhacay waxay ku haminayeen Karishtaanka aduunnka ku nool kuna aadaneed in koonfurta Sudaan ay qabsadaan Karishtaanka waxaana Munaasabado arintaasi loogu dabaal dagayo ay ka socotaa Magaalada Juba waxaana halkaasi ku sugan kana mid ah dadka la dhacsan Madaxweyne Shariifka Soomaaliya oo ka mid ah dadka caawa u soo jeeda qabsashada Karishtaanka Koonfurta Dalka Suudaan

Sidoo kale waxaa ka mid ah dadka halkaasi ku sugan Axmed Siinlaanyo oo ah Hogaamiyaha Maamulka Islaama la dirirka Hargeysa iyo C/raxmaan Faroole oo isagana hogaamiya Maamula Islaam Naceybka ee Puntland

Hogaamiyayaashaani Soomaalida ah ayaa caawa waxay qeyb ka yihiin oo ay garab fadhiyaan dadka Karishtaanka ah ee xooga ku qabsaday qeybo ka tirsan dalka Suudaan oo ay dagaan dad Muslimiin ah

Suudaan ayaa hada waxaa muuqata in 25% ay la wareegeen dadkii Karishtanka ahaa ee halkaasi la keenay

Dhaqaalaha Suudaan ayaa waxaa muuqata in intiisa badan ay yeelanayaan dadka Karishtanka ah maadaama Xarumihii ilaha dhaqaalaha ay heystaan dadka Karishtaanka ee halkaasi joooga

Waxaana Xafladaasi hogaamiyayaasha gaalada ah ee jooga Bankimon, Malazanawi,Muikipaki iyo xoghayaha arimaha dibada ee dalka England iyo in ka badan 30 Madaxweyene una badan kuwa ka socda wadamda Karishtanka Aduunka

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

 

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)