Wararka Soomaaliyeed
Ka dib mudooyinkii u dambeeyay ee wilaayaatka shabeelada hoose ayaa ka jireen abaaro baahsan waxaa saacadihii la soo dhaafay dagmooyin kamid ah gobolkaas ka da`ay roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada halkaasi ku dhaqan.
Roobkan oo ahaa mid xoogan ayaa mudo badan waxa uu si xiriir ah ka da`ayay gudaha magaalada Marka iyo dagmooyika u dhawdhaw iyadoona ay gebi ahaanba ahaayeen dadku kuwo ku yaacaya qaybaha kala duwan ee magaalada%2





