Wararka Soomaaliya
Ka dib kulan xasasi ah oo maanta Magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Madaxweyne Shariifka Soomaaliya, Gudoomiyaha Baarlamaanka TFG-da, R/wasaaraha Soomaali Ameerikaanka ah iyo Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee Dalka Talyaaniga ayaa waxay ka wada hadleen qodobo ay ka mid tahay dib u furida Kaniisadii weyneed ee Talyaaniga uu ku lahaa Degmada X/weyne oo ay joogi jireen Baadariyaashii Talyaaniga isla markaana dadka lagu bari jiray dhaqanka Kirishtanka laguna gaaleysiin jiray Shacabka Muslimiinta Ah ee Soomaaliyeed
Hogaanka TFG-da yaa si weyn u soo dhaweeyaya in dib loo furo Kaniisada Talyaaniga isla markaana ay yimaadiin Baadiryaal Talyaaniga ka socda is ay ka ga qeyb qaataan Gaaleysiinta Shacabka Muslimiinta ee Soomaaliyeed waxaana ay sheegeen hogaanka TFG-da in dib u furida Kaniisada ay saacidi karto Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan kuwaasoo niyada u yeelan doona dagaalada Culus ay kula jiraan Mujaahidiinta Al Shabab
Labada Dhinac ayaa Sidoo kale waxay ka wada hadleen khilaafka haayay TFG-da wuxuuna ugu baaqay Wasiiru dowlahaa Arimaha Dibadda ee Talyaaniga hogaanka TFG-da in ay xaliyaan khilaafaadka dhexdooda ah isla markaana dib dambe arintaasi ay u soo noqon
Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee Dalka Talyaaniga iyo kan Arimaha Dibadda TFG-da ayaa si wada jir ah waxay shir jaar’id ugu qabteen xarunta hargaha iyo saamaaha waxayna sheegeen in kulamadii ay wada yeesheen Madaxda Dowladda iyo Gaaladii Talyaaniga ka Socotay uu ku soo dhamaaday is fahan meelna wax ay isla dhigeen
Xilligii shirka jaari’id uu qabanayay Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee Talyaaniga ayaa wajigiisa waxaa laga dhieehanayay Farxad aad u weyn kuna aadanayd dib u furida Kaniisada Talyaaniga ay ku laheyd Muqdisho
Wariye ka tirsan Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee Warsom oo ka qeyb galay shirkii jaraa’id uu qabtay Wasiirkii Talyaaniga ka socday ayaa soo sheegayaa in farxad aad u weyn ay ka muuqatay wasiirkaasi isagoona ku cel celinayay “Safaarad Baan Furan Doonaa” waxaana sidoo kale uu sheegayay in ay is fahmeen hogaanka TFG-da
Wax sahlan ma ahan dib u furiga Kaniisada Talyaaniga uu lahaa ee ku taalay Magaalada Muqdisho waxaana jira dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Gaalada Muqdisho jooga iyo Islaamiyiin ka soo horjeeda kuwaas oo u taagan Difaacida Diinta Allah iyo kor yeelida kutaabka Allah
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111
(info@warsom.com & webmaster@wmcaraab@hotmail.com






