wararka soaamliaya
Iyadoo muddo ka badan 3-bil Ciidamada Milatariga dowladda Ethiopia ay gacanta ku hayeen Xildhibaan Bare Aadan Shire Hiiraale ayaa galinkii dambe ee shalay la sheegay in Ciidamadaasi ay dib xoryadiisa u siiyeen Mudanahaasi ka tirsan barlamanka colooshood u shaqeestayaasha KMG Soomaaliya.
Gudomiyaha gobolka Gedo ee dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdi Kaliil ayaa u xaqiijiyay warbaahinta in xoryadiisa uu dib u helay Xildhibaan Bare Aadan Shire Hiiraaale oo muddo gacanta ugu jiray Ciidamada Milatariga ee dowladda Ethiopia.
Bare hiiraale oo kamid ahaa qabqab layaashii dagaal ee mar ak talin jiray gobolada juboo yinka islamarkaan lashaqeen jiray dawlada cadaawada fog ee ETHOPAI ayaa waxa ay sadax bilood kahor aya dhigtay xabsi kuyaala ethopai iyadoo aan laga ranaynin ujeedada dhabta ah ee loo xiray.
Ma`ahan oo kaliya bare hiiraale raga ay xabsig dhigtay dawlada etopai waxaa kaloo jira sarkiil ka tirsan dawlada TFG oo ka horyimid danaha ay kalee dahay ethopai dalka soomaaliya
warsom.com hooyga runta iyo xaqiiqda wararka somaliyeed si aad uhesho warar saxan oo sugan aqriso goorwaliba warsom.com
Soomaaliyeed ee Warsom
Mogadishu Somalia
Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)
Mogadishu Office
+25-26-15514953/+25-2699-910111





