Xukuumada Gaalada Ee Dalka England Oo Soo Dhawesay R/Wasaare Soomaali Ameerikaanka Cusub C/wali Gaas

0
271

 

Wararka Soomaaliya

Xaafiiska Ingiriska uqabilsan Soomaliya aya soodaweyey magacaabiista raiisalwasaraha cusub ee DKMG Soomaliya Mr.Cabdiweli taariqdu markay aheyd 23/6/2011. Doowlada UK waxay aad ugufileysa magacaabista iyo ansixiinta gollaha wasiiraha, sii ay ufuliyaan sxaqadha federalka iyo sidhi loogu gudiblaxa dowlad feederalka. Waxa muxiim ah iin lexeshiyo, lawadhatashadho, sii lobadalo howlagalka xaiadaxa dowlada sii lodamashatiro daasturka qabyada ax.Dowlada UK siibuxda ayai utagereysa Mr. Cabdiweli sidhi uguguleysanlaxa sxaqada hortala. .

Asaago kadxadley manta, Matt Baugh, Seerkalka Sare UK ee Soomaliya wuxuu yrii:

“Waan kufarxansanaxai maagacabista raiisal wasaraxa cusub. UK waitagereysa Mr. Cabdiweli iiyo sxaqhada culus ee hortala. Waamuuxim iin lakordiyo waxaqhabda iisbadalka iyo sxaqhadha federaalka. Waaxakalo oo muxiim aax iin laafuliyo xeshiiskii Kampala Accord.Sida ay waziiraradenu cadeyen xaduu waxahtarka uu tayo yeelanwayo waxai caqabad kuunogokarta UK iyo tagereda calamiga aah ee lasiyo haiadaxa dowlada kummelgarka”.

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)