Wafdi Uu Hogaaminaya Madaxweyne Shariifka Somaaliya Oo Diba Dalka Ugu Soo Noqday Ka Diba Munaasabad Lagu Weyneynayo Gumeestaha Jabuuti Haysto Oo Uu Ka Qeygalay

0
638

Wararka Soomaaliya

Shalay Ay Aheed Markii Madaxweyne shariifka Soomaaliya Iyo Wafdi Oo Uu Hogaaminayo Ay Gaareen Magaalada Jabuti Si Ay Kaga Qeyb galaan Munaasabad Lagu Weyneynayo Faransiiska Haysto Jabuuti

Xalay Ayay Munaasabadaasi Waxa ay Ka Dhacday Magaalada Jabuuti Ee Xarunta Dalkaasi Jabuuti Waxaana Ka Qeybgalay Xuno Oo Uu KA Midyahay Madaxweynaha Galigii Taliyaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geele Iyo MAdaxweyne Shariifka Soomaaliay

Munaasabadaani ayaa waxaa lagu Sheegaa In ay Tahay 34Guuradiii Ka Soo Wareegatay Marki Ay Xurnimada Jabuuti Ka Qaadatay Faransiiska Hase Yeeshee Midaasi ayaa waxa ay tahay Mid AY Iska Dhaadhacsiiyeen Kuwa Kalkaalo Gmeesiga Haysto Dalka Jabuuti Waxaana xaqiiq ah In Wali Ay Jabuuti Haysato Faransiiska Oo Ilaaliya Dowlada Gumeesi Kalkaalka Ee Uu Hogaamiyo Ismaaciil Cumar Geelle

Madaxweyne Shariifka Soomaaliya ayaa warfidiyeenada U Sheegay In Munaasabadaasi Ay U Dhacday Si Wanaagsan Isla markaana ay Halkaasi Kula Kulmeen Xubno Ka Socday Meesha Caalamka.

 

Mogadishu Somalia

Webmaster: Max’ud Max’ed Daahir (Carab)

Mogadishu Office

+25-26-15514953/+25-2699-995641

(

info@warsom.com & webmaster@warsom.com)